Waaxda gaashaandhigga dalka ee (KDF) ayaa shaacisay in inta u dhexeysa 28-ka bisha Siddeedaad ilaa 8-da bisha Sagaalaad ay howlgelin doonto saraakiil cusub.
KDF ayaa dhanka kale bulshada uga digtay ku lug lahaanshaha falalka wax isdaba marinta ee la xiriira qaabka loogu biiro militariga dalka.