DHAGEYSO:Dhallinyarada sawir qaadayaasha ah ee Mombasa oo la tababaray

0
283

Waxaa tababar aqoon kororsi ah oo hal maalin socday loo qabtay dhallinyarada sawirrada qaada ee ismaamulka Mombasa.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.