DHAGEYSO:In ka badan 3,500 oo arday ah oo ka qalin jabiyay jaamacadda TUM ee Mombasa

0
218

Waxaa ismaamulka Mombasa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 3,500 oo arday ah oo wax ka bartay jaamacadda Technical University of Mombasa ee TUM.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya.