DHAGEYSO:Weerar xalay ka dhacay Mandera

0
398

Dabley hubeysan ayaa xalay weerar ku bartilmaameedsaday labo ka mid ah qalabka isgaarsiinta ee shirkadda Safaricom ee deegaano ka tirsan ismaamulka Mandera.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.