Dalka Iiraan ayaa wajahaya mowjadda afaraad ee cudurka COVID-19 .
Dhowr gobol oo ku yaala dalka Iiraan ayaa sheegay in ka walaac sanyihiin xaaladaha Covid-19 ee wadankaasi.
Waxaa ay intaa ku dareen in haatan wajahayaan mowjadda afaraad ee cudur sidaha Coronavirus.
Madaxweynaha Iiraan Xasan Rouhani ayaa sheegay in hadii la dhaqan gelin tilmaamaha lagama marmaanka ah uu dalka wajihi karo mowjadda afaraad ee cudurka
Dalka Iiraan ayaa tan iyo markii kiiskii ugu horreeyay laga qaxiijiyay bishii labaad ee sanadkii hore ay tirada xaaladaha Covid-19 gaartay in ka badan 1.9 milyan.