DHAGEYSO:Adeegga korontada oo la gaarsiiyay magaalada Buna ee Wajeer

0
270

Waxaa adeegga korontada la gaarsiiyay magaalada Buna oo ka tirsan deegaan baarlamaneedka Waqooyiga Wajeer.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa warbixintan noo soo diray.