Qoyska Mascuud Muusa oo labo bilood ka hor lagu dilay deegaanka Mariakani ee ismaamulka Kilifi ayaa weli dowladda ka dalbanaya inay cadaalad helaan.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Qoyska wiil labo bilood ka hor lagu dilay Mariakani oo cadaalad raadinaya