DHAGEYSO:Gachagua: Waa qasab in dowladda qaab maxalli ah ku hesho lacago lagu bixin karo deymaha

0
294

Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa difaacay hindise maaliyadeedka sanadkan isagoo sheegay inay qasab tahay inay dowladda qaab maxalli ah ku hesho lacago lagu bixin karo deymaha sidoo kalena lagu maalgeliyo mashaariicda horumarineed.