Iskuduwaha dowladda dhexe ku matalo gobolka Waqooyi Bari John Otieno ayaa kulan la qaatay saraakiisha amniga ee ismaamulka Wajeer.
Waxaa uu saraakiisha kala hadlay xaaladda amni ee dowlad deegaankaasi iyo sidii looga hortaggi lahaa kooxaha amniga lidiga ku ah.
Iskuduwaha dowladda dhexe ku matalo gobolka Waqooyi Bari ayaa faahfaahiyay qodobbbadii ay kawada hadleen saraakiishii uu la kulmay.