Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya KNEC oo shaqaaleysiinaysa macallimiinta maareyn doono imtixaannada KCSE-da

KNEC oo shaqaaleysiinaysa macallimiinta maareyn doono imtixaannada KCSE-da

Golaha imtixaannada qaran ee (KNEC) ayaa billaabay howlgelinta macallimiinta qaabilsanaan doono maareynta imtixaannada qaran ee fasalka afaraad ee dugsiyada sare ee (KCSE) .
Waxaa arrinkan shaaca ka qaaday madaxa fulinta ee KNEC David Njengere.
Waxaa uu xusay in shaqaaleysiintan ay socon doonto ilaa 28-ka bisha Toddobaad ee sanadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments