Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ukraine oo ku baaqday in golaha UNSC uu yeesho kulan degdeg ah

Ukraine oo ku baaqday in golaha UNSC uu yeesho kulan degdeg ah

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Ukraine ayaa golaha amaanka ee qaramada midoobay ugu baaqday inuu yeesho kulan degdeg ah.
Tani ayaa timid ka dib markii weerar ay Ukraine ku eedeynaysa Ruushka lagu burburiyay ceel biyoodka Kakhovka ee gobolka Koonfureed ee Kherson.
Ukraine ayaa falkaasi ku tilmaantay mid argagixiso.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments