Wararka Kenya DHAGEYSO:Qaar ka mid ah madaxda Wajeer oo cambaareeyay wiil ay shalay booliiska ku dileen magaaladaasi By star - June 5, 2023 0 174 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaar ka mid ah madaxda laga soo doortay ismaamulka Wajeer ayaa cambaareeyay dilka ay ciidamada ammaanka ay shalay ku toogteen wiil xilli ay socdeen dibadbaxyada ka dhanka ah shirkadda korontada ee dalka laanteeda Wajeer. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/06/Project_06-041_HD-720p_LOW_FR30_1-online-audio-converter.com_.mp3