Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Japan oo meel marisay xeer ku saabsan warshadaha nukliyeerka

Japan oo meel marisay xeer ku saabsan warshadaha nukliyeerka

Dowladda Japan ayaa maanta ansixisay xeer dhigaya in warshadaha sameeya hubka nukliyeerka ay shaqeyn karaan in ka badan 60 sano.
Hasa ahaate waxaa muddadan lagu tixgelin karaa xaddiidaado ay maxkamadaha soo saaraan iyadoo la eegaya badqabka.
Sidoo kale maamullada warshadahan ayaa loo oggolyahay inaynan xisaabta ugu yaraan 60 sano ah ku darin haddii uu soo maro xilli uu hakad ku yimaado howlahooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments