Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Iiraan iyo Belgium oo ku heshiiyay inay maxaabiis isdhaafsadaan

Iiraan iyo Belgium oo ku heshiiyay inay maxaabiis isdhaafsadaan

Dowladaha Iiraan iyo Belgium ayaa isku afgartay in mid waliba uu xabsiga ka siidaayo maxaabiista dalka kale halkaasi uga xiran.
Waxaa in heshiiskan la gaaro ka shaqeysay dowladda Cummaan(Oman).
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Cummaan ayaa laga soo xigtay in maxaabiis laga soo qaaday magaalooyinka Tehran iyo Brussels la geeyay caasimadda dalkaasi ee Muscat si dib loogu celiyo dalalkooda hooyo.
Wasaaradda ma aynan shaacin tirada maxaabiista ay labada dal is dhaafsadeen.
Hasa ahaate Ra’iisul Wasaaraha Belgium Alexander De Croo ayaa sheegay in xabsiga laga siidaayay Olivier Vandecasteele oo ka mid ahaa shaqaalaha gargaarka.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments