Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenya oo beenisay eedeyn loo jeediyay muwaadiniin u dhashay Shiinaha

Kenya oo beenisay eedeyn loo jeediyay muwaadiniin u dhashay Shiinaha

Dowladda Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay warbixin ay dhawaan qortay wakaaladda wararka ee Reuters oo ahayd in koox dhalasho ahaan ka soo jeedda dalka Shiinaha ay weerar dhanka intarneetka ah ku qaadeen hannaanka dowladda gaar ahaan madaxtooyada , wasaaradaha iyo waaxyaha hoos tago.
Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Dr. Raymond Omollo ayaa warbixinta ku tilmaamay dacaayad waxba kama jiraan ah.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in arrintan ay tahay mid la maalgeliyay si loo faafiyo.
Tani ayaa imaanaysa maalin un ka dib markii safaaradda dowladda Shiinaha ay ku leedahay magaalada Nairobi ay beenisay in loo dhacay nidaamka dowladda Kenya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments