Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Iskuduwaha ammaanka ee Waqooyi bari oo ka hadlay xadka Kenya iyo Soomaaliya...

DHAGEYSO:Iskuduwaha ammaanka ee Waqooyi bari oo ka hadlay xadka Kenya iyo Soomaaliya ee la furaya

Iskuduwaha dowladda dhexe ku matalo gobolka Waqooyi Bari John Otieno ayaa bogaadiyay qorshaha lagu furaya xadka ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in tallaabadan uu dhaqaale badan ka soo geli doono qaranka sidoo kalena lagu soo afjaraya ganacsiga sharci darrada ah.
Waxaa uu ganacsatada ugu baaqay inay sugaan inta si rasmi ah looga furaya xadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments