Ururrada bulshada ee u doodo xuquuqul aadanaha ee ismaamulka Mombasa ayaa siyaasiyiinta dowlad deegaankaasi u gudbiyay codsi ay uga soo horjeedaan in baarlamaanka uu ansixiyo hindise sharciyeedka maaliyadeed ee Finance Bill 2023 oo si wayn gudaha wadanka looga hadal hayo.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ururrada xuquuqul insaanka ee Mombasa oo ka soo horjeestay hindisaha maaliyadda