Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dowladda oo xallinaysa dhibaatooyinka dhulalka ee Isiolo

DHAGEYSO:Dowladda oo xallinaysa dhibaatooyinka dhulalka ee Isiolo

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa xilli uu ku sugnaa ismaamulka Isiolo waxaa uu sheegay in xal loo haayo muran dhanka dhulka ah oo in muddo ka dhexeyay ciidamada difaaca iyo shacabka ismaamulkaasi.
Ruto ayaa sidoo kale sheegay inuu jiro qorsho lagu ballaarinaya garoonka yar ee diyaaradaha ee Isiolo si halkaasi looga dhoofiyo xoolaha lagu dhaqdo deegaannada oomanaha sida waqooyiga dalka.
Sidoo kale waxaa uu sheegay inuu jiro qorsho lagu dhisaya ceelasha biyaha isagoo carrabka ku adkeeyay in aan loo dulqaadan karin in tiro badan oo xoolo ah ay abaarta galaafato biyo la’aan awgeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments