Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa dadweynaha ugu baaqay inay bixiyaan canshuurta laga doonaya si dowladda ay u hesho dhaqaale ku filan oo ay u adeegsan karto howlaha horumarka.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay inaynan suurtagal ahayn in la hirgeliyo mashaariicda horumarineed sida kuwa caafimaadka,biyaha iyo dhisidda waddooyinka haddii aan la helin dakhli waxyaabahan lagu maalgelin karo.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaxweynaha oo shacabka ugu baaqay inay canshuurta bixiyaan si dowladda ay ugu...




