DHAGEYSO:Dadka agabka ka soo saaro biraha ee qaxootiga oo ka cabanaya ganacsi xumo

0
266

Dadka ku shaqeysta xirfadda agabka kala duwan looga soo saaro biraha ayaa cabasho ka muujinaya inay adkaatay helidda biraha ay u adeegsadaan wax soo saarkooda.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray Dadaab