Wararka Kenya DHAGEYSO:Waxgaradka Samburu oo walaac ka muujiyey xaaladda amni By star - May 17, 2023 0 187 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxgaradka ismaamulka Samburu ayaa walaac ka muujiyey falal amni darro oo deegaannadaasi ku soo noqnoqday. Waxay dowladda dhexe ugu baaqeen inay qaado tallaabooyin lagu sugaya ammaanka oo lagu xaqiijinaya badqabka shacabka. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/05/Waxgaradka-Samburu.mp3