Wararka Kenya DHAGEYSO:Wajeer: Bulshada oo laga codsaday inay ka qayb qaataan dhismaha masjid By star - May 14, 2023 0 187 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddiga masjid ku yaalla ismaamulka Wajeer ayaa bulshada ka codsaday inay ka qayb qaadato dib u dhiska iyo ballaarinta masjidka halkaasi ku yaalla. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/05/Mucaawiye-Wajeer-2.mp3