Waxaa deegaanka hoose ee Abaqayle oo ka tirsan deegaan baarlamaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa laga dareemaya saameynta uu xoolaha halkaasi lagu dhaqdo ku yeeshay cudurka Furuqa .
Wakiilka deegaanka hoose ee Abaqayle Haajir Maxamad Daahiye ayaa dhawaan faahfaahin naga siiyay saameynta cudurka isagoo baaq u diray xoolo dhaqatada iyo dowladda hoose ee Garissa.




