Mas’uuliyiinta deegaanka Dadaab ayaa sheegay in dowladda dhexe ay oggolaatay in dadka qaxootiga iyo shacabka deegaanka loo sameeyo isdhexgal islamarkaana qaxootiga la siin doono oggolaansho ay wadanka uga dhex shaqeysan karaan .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.




