Booliiska ismaamulka Machakos ayaa baaraya dilka baadari lagu dilay deegaanka hoose Kawethei ee ka tirsan deegaan baarlamaneedka Kangundo ee ismaamulkaasi.
Baadariga ayaa meydkiisa laga helay beer galley ah oo u dhow gurigiisa.
Dadka deegaanka oo dilka baadariga cambaareeyay ayaa eedeyn u jeediyay booliiska.