DHAGEYSO:Mandera oo lagu soo bandhigay qalab lagu xallinaya khilaafka dhulalka

0
256

Wasaaradda arrimaha dhulalka ee ismaamulka Mandera ayaa soo bandhigtay qalab loogu talagalay xallinta murannada salka ku haaya dhulalka.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya