Qaraxyo saameeyay Crimea

0
234

Waxaa lagu soo warramayaa in qaraxyo dhowr ah ay saameeyeen gobolka Crimea ee uu horay Ruushka uga goostay Ukraine.
Xukuumadda Moscow ayaa dowladda Ukraine ku eedeysay inay halkaasi ka fulisay weerarro loo adeegsaday in ka badan 10 ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.
Hasa ahaate ilaa iyo hadda lama soo tabin khasaaraha ka dhashay weerarrada.
Sidoo kale xukuumadda Kyiv oo qaraxyada lagu eedeyay ayaan weli ka hadlin.