Iyadoo shalay ismaamulka Mombasa iyo guud ahaan dalka laga xusay maalinta shaqaalaha ee Labour Day ayay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta ka tirsan dowladda waxay ku baaqeen in dhallinyarada loo sameeyo shaqo abuur si aynan ugu lug lahaan falal dambiyeedyada.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.




