DHAGEYSO: Madaxweynaha dalka oo maanta kenyaanka ku hogaamiyay munaasabada maalinta shaqaalaha

0
329

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa maanta Kenyaanka ku hogaamiyay munaasabada shaqaalaha aduunka xili munaasabad maalintaan lagu xusayay lagu qabtay Uhuru Gardens ee Nairobi.
Madaxweyne Ruto ayaa hambalyo u direy dhamaan shaqaalaha dalka,wuxuuna ku bogaadiyay shaqooyiinka loo igmaday oo ay hayaan.

Hogaamiyaha ugu sareeya ee dalka ayaa ku baaqey in si Wadajir ah loo wadashaqeeyo .

Madaxweyne Ruto ayaa dhinaca kale uga mahadceliyay shaqaalihii sida weyn uga qeyb qaatey doorashadii guud ee dalka ka dhacday sanadkii hore.

Waxaa uu sido kale u mahadcelinaya Kenyaankii soo doortey.