Heavy smoke bellows above buildings in the vicinity of the Khartoum's airport on April 15, 2023, amid clashes in the Sudanese capital. - Explosions rocked the Sudanese capital on April 15 as paramilitaries and the regular army traded attacks on each other's bases, days after the army warned the country was at a "dangerous" turning point. (Photo by AFP) (Photo by -/AFP via Getty Images)
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay maamullada dalka Masar kala shaqeynaysa sidii loo caawin lahaa dadka ka qaxay dagaallada Suudaan ee wadankaasi gaaray.
Tani ayaa timid ka dib markii ay soo baxday cabasho ah in aanan la dareemayn falcelinta hay’adaha caalamiga ah.