dhawr duulimaadyo ah ayaa laga baajiyay maanta garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee ugu weyn wadanka Filibiin kadib cilad koronto oo soo wajahday.
Ku dhawaad 40 duullimaad oo gudaha ah ayaa la baajiyay isniinta maanta ka dib korontada oo ka baxday qeybta 3-aad ee garoonka Manila,sida ay bayaan ku sheegeen mas’uuliyiinta garoonka diyaaradaha ugu weyndalkaas.
shirkada koronatada dalka Filibnin ayaa shegtay inay eegayso sababta keentay cilada korontada ee ku timid garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee wadanka Filibin.




