Kenya oo booliis u diraysa Haiti

0
265

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Dr.Alfred Mutua ayaa sheegay in dowladda Kenya ay diyaar u tahay inay ciidamo booliis ah u dirto wadanka Haiti si ay ula tacaalaan kooxo burcad ah oo halkaasi dhibaatooyin ka gaysanaya.
Mutua ayaa xaaladda ka taagan Haiti waxay ka wada hadleen wasiiradda arrimaha dibadda ee Canada Mélanie Joly.
Mutua ayaa qoraal ku sheegay in saraakiisha ay kaalin ka qaadan karaan xasilinta dalkaasi iyo badbaadinta shacabka Haiti.