DHAGEYSO: Mucaaradka oo doonaya in la daadajiyo IEBC

0
288

Madaxa isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga ayaa sheegay inay ku talinayaan in guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha wadanka ee IEBC laga dhigo mid la daadajiyay oo maamul awoodeed ku leh dhammaan ismaamullada wadanka.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in tani ay micnaheedu tahay in ismaamul kasta natiijada madaxtinnimo laga shaacinaya.
Raila ayaa qorshahan ka sheegay shir uu ku qabtay ismaamulka Murang’a ee gobolka bartamaha dalka
Raila Odinga