Mas’uul horay wakiil uga soo noqday deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa Nuur Barre Cali oo la soo xariiray idaacadda Star Fm ayaa sheegay in deegaankaasi ee ay ka jirta biyo la’aan.
Waxaa uuna baaq u diray dowladda isagoo u warramay Mowliid Maxamad Shuuriye