Ciidamada ammaanka ee bariga dalka ayaa sare u qaaday howlgallada ka dhanka ah goobaha lagu sameeyo khamriga.
Tani ayaa timid ka dib amar uu dhawaan bixiyay madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua.
Saraakiisha ammaanka ayaa xiray in ka badan 100 qof oo kadibna maxkamadda la soo taagay.