DHAGEYSO: Aden bare oo bararujiyaay in Gabdhaha qaadashada xijaabka lagu baro 2 sano jir

0
310

Wasiirka gaashaandhiga ee dalka Aden Bare Ducaalle ayaa ugu baaqay waalidiinta in gabdhaha ay geeyaan diinta ayna qaadashada xijaabka ku baraan 2 sano jir.
Hadalkaan ayuu jeediyay xili uu ku sugna gobolke xeebta ee dalka gaar ahaana ismaamulka Kilifi.