DHAGEYSO:Wiil yar oo la xanuunsan Kansarka dhiigga oo caawimaad u baahan

0
745

Aabe soomaaliyeed oo kasoo jeedo magaalada Madoogaashe ee deegaanka Lagdera ee Ismaamulka Garissa ayaa caasimadda dalka ee Nairobi keenay wiilkiisa oo laga helay xanuunka Kansarka dhiigga ee loo yaqaano Leukemia.
Waxaa uu bulshada muslimiinta ka codsaday in ay garab ku siiyaan sidii loogu daaweyn lahaa wilkiisa

Cidii awooddo in ay caawiso waxay kala xiriiri kartaa taleefoonka nambarkiisu yahay +254115588967 Xasan Cali.