DHAGEYSO: SUPKEM oo baaq u dirtay dadka doonaya inay soo xajiyaan

0
279

Xoghayaha guud ee golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM Cabdullahi Salat ayaa dadka sanadkan xajka aadaya ugu baaqay inay guda galaan howlaha aaditaanka xajka si aynan uga dib dhicin xilliga loogu talagalay.