DHAGEYSO:Sheekh Xasan Camey oo dadka doonaya inay soo xajiyaan baaq u diray

0
323

Guddoomiyaha dalladda qaran ee hoggaamiyaasha muslimiinta (NAMLEF) laanteeda ismaamulka Garissa Sheekh Xasan Cabdullahi Camey oo sidoo kale ka mid ah guddiga shirkadaha qaada dadka soo xajinaya ayaa waxaa uu shakhsiyaadka daneynaya inay sanadkan soo gutaan cibaadada xajka ugu baaqay inay xilli hore is diiwaangeliyaan oo ay howlahooda dhameystaan ka hor 15-ka bisha Shawaal.