DHAGEYSO:Xaflad abaal marin ah oo xerada IFO loogu qabtay arday ku tartamay quraanka kariimka

0
243

Waxaa xerada qaxootiga ee IFO lagu qabtay xaflad lagu abaalmarinayay ardey ku tartamay quranka kariimka oo ay ka qeyb galeen in ka badan 10 madaraso ku yaalla xeradaasi .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya