Wakiilkii Raila oo qoray buug uu uga hadlayso waxyaabihii dhacay

0
221

Wakiilkii sare ee madaxa isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja -One Kenya Raila Odinga ee xilligii doorashadii sanadkii hore Saitabao Ole Kanchory ayaa qoray buug uu uga hadlaya waxyaabihii dhacay.
Waxaa uu buugga cinwaan uga dhigay sababaha uunan Raila u noqon madaxweynaha shanaad ee dalka.
Kanchory ayaa sheegaya in kooxdii ololaha madaxtinnimo ee Raila uu ka dhex jiray muran iyo nidaam xumo keentay inuunan ku guulaysan hoggaanka dalka.