DHAGEYSO:Shacabka xaafadda Old Town ee Mombasa oo biyo la’aan ka cabanaya

0
158

Dadweynaha ku nool xaafadda Old Town ee magaalada Mombasa ayaa cabasho ka muujinaya biyo la’aan halkaasi ka jirta waxaana arrintan ka jawaabtay shirkadda adeegyada biyaha iyo maareynta nadaafadda ee MOWASSCO.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.