DHAGEYSO:Waayeel ku xanuunsan Garissa oo caawimaad codsanaya

0
693

Abbe Warsame oo ka mid ah waxgaradka soomaaliyeed oo ku xanuunsan ismaamulka Garissa ayaa bulshada ka codsaday in ay garab ku siiyaan sidii looga daaweyn lahaa xanuunka kansarka

Cidii awooddo in ay caawiso waxay kala xiriiri kartaa taleefoonka nambarkiisu yahay 0701136654.