In ka badan 35 qof oo ku dhimatay India

0
244

Ugu yaraan 35 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dalka India.
Dhowr qof oo kale ayaa dhaawacmay ka dib markii uu dumay agab lagu daboolay ceel uu leeyahay macbad ku yaalla bartamaha India .
Ilaa 18 qof oo kale ayaa la soo badbaadiyay oo laga soo saaray ceelka gudihiisa oo ay dadku ku dhaceen xilli ay biyo ka dhaansanayeen.
Dhaawaca ilaa iyo hadda la xaqiijiyay ayaa gaaraya 16.