Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi oo ku baaqay soo saaridda hub awood leh

Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi oo ku baaqay soo saaridda hub awood leh

Madaxweynaha dalka Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa saayansiyahaannada wadankaasi ku boorriyey inay sii xoojiyaan soo saaridda hubka nukliyeerka oo ay awooddiisu sarreyso.
Kim ayaa horay u ballan qaaday inuu kordhin doono soo saaridda nukliyeerka dalkiisa.
Wakaaladda wararka ee (KCNA) oo soo xiganaysa sarkaal ka tirsan dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa ku warramaysa in hoggaamiyaha dalkaasi uu ku taliyey in loo diyaar garoobo in hubka nukliyeerka la adeegsan karo xilli kasta iyo goob waliba oo ay dantu keento.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments