Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka In ka badan 19 qof oo ku dhintay doon ku qallibmatay Tunisia

In ka badan 19 qof oo ku dhintay doon ku qallibmatay Tunisia

Ugu yaraan 19 qof oo isugu jiray qaxooti iyo dad soo galooti ah oo ka tagay waddamada ka hooseeya saxaraha Afrika ayaa ku dhintay doon ku qallibmatay xeebta wadanka Tunisia.
Shakhsiyaadkan ayaa doonayey inay gudbaan badda Mediterranean-ka si ay u gaaraan Talyaaniga.
Wakaaladda wararka ee dalka Talyaaniga ee ANSA ayaa dhanka kale ku warramaysa in ugu yaraan 2,000 oo qof oo magan-galyo doon ah inay 24-kii saacadood ee la soo dhaafay gaareen jasiiradda Lampedusa ee wadankaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments