Equatorial Guinea oo xaqiijisay 8 xaaladood oo dheeraad oo ah caabuqa Marburg

0
303

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in dalka Equatorial Guinea laga diiwaangeliyey 8 xaaladood oo dheeraad ah oo la xiriira caabuqa Marburg.
Tani ayaa tirada guud ee kiisaska ka dhigaysa 9.
Cudur sidahan ayaa sidoo kale laga soo tabiyay waddamada Cameroon iyo Tanzania.
WHO ayaa intaasi ku dartay in boqolkiiba 88 caabuqan uu sababi karo dhimashada qofka uu haleelo.