Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dowladda Itoobiya oo liiska argagixisada ka saartay kooxda TPLF

Dowladda Itoobiya oo liiska argagixisada ka saartay kooxda TPLF

Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa liiska argagixisada ka saaray jabhadda gobolka Waqooyi Tigray ee TPLF ee dagaalka kula jirtay dowladdaasi muddo laba sano ah.
Tallaabadan ayaa qayb ka ahayd heshiiskii nabadeed ay labada dhinac ee sanadkii hore ku kala saxiixdeen dalka Koonfur Afrika.
Sidoo kale heshiiskaasi, waxaa qayb ka ahaa in dib loo soo celiyo adeegyadii muhiimka ahaa ee bulshada sida gargaarka binii’aadanimo in la gaarsiiyo shacabka iyo hub ka dhigis lagu sameeyo ciidamada Tigray si ay qayb uga noqdaan ciidamada dowladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments