DHAGEYSO:Wasiir Ducaale oo ka hadlay go’aankii maxkamadda ee LGBTQ

0
299

Wasiir Ducaale ayaa ka hadlay go’aankii ka soo baxay maxkamadda ugu sarreysa dalka ee ku saabsana in dadka isku jinsiga ee wax iska daya ay sameysan karaan ururro isagoo xusay in taasi aanan laga oggolayn gudaha dalka.