Agaasimaha waaxda dacwad oogidda dalka Nuurdiin Xaaji ayaa been abuur ku tilmaamay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegaya in lagu wareejiyay warbixin ku aaddan baaritaannada dhul la dhacay.
Qoraalka uu gaashaanka u daruuray ayaa tilmaamayay in dhulkan la dhacay ee ay lahayd waaxda qaran ee adeegga dhallinyarada ee NYS lala xiriirinaya madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka.
Hasa ahaate Nuurdiin ayaa warkaasi beeniyay oo ku sheegay mid shacabka lagu marin habaabinaya sidaasi awgeedna uu uga digaya.
ALERT! The ODPP would like inform the public that the information on the attached poster is misleading and untrue. #HakiNaUsawa pic.twitter.com/NW5qSWQzW4
— Office of The Director Of Public Prosecutions (@ODPP_KE) March 9, 2023